WARARKA

Aqriso Qodobadii Kasoo Baxay Kulankii Madaxda Igad Ay Shaley Ku Lahaayeen Magalada Muqdisho

Halklan hoose ka aqriso qodobadii kulankii shaley ay soo saareen shir madaxeedkii IGAD, ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Qodobadda ayaa kala ahaa: 1- Adkeynta ixtiraamka...

Dhegeyso:Dowlada Jabuuti oo Sheegtey Sababtii uu Ismaaciil Cumar Geele Uga Qeyb Geli Waayey Kulankii Madaxda Igad Ku Laheyd Muqdisho

Dowladda Jabuuti ayaa ka hadashey sababaha uu madaxaweynaha dalka jabuuti Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu uga soo qeyb geli waayey shirkii igad ee shaley...

Madaxweyneyaasha Dalalka Kenya Iyo Uganda oo Soo Gaarey Magalada Muqdisho

Madaxweynayaasha Dalalka Kenya, Uhuru Kenyatta, Uganda Yoweri Museveni iyo R/wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, iyagoo ka Qayb-galaya Shir-madaxeedka IGAD oo...

Afar Qodob oo Muhiim ah oo Looga Hadli Doono Shir Madaxeedka Igad ee Maanta Lagu Wado Inuu Ka Furmo Muqdisho

Madaxda waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD ayaa laguu wadaa inay markii ugu horeysay ay magaalada Muqdisho ku qabtaan shir madaxeedkooda, tan iyo...

Dhegeyso:Mid Ka Mid Ah Masuuliyiinta Somaliland oo Fariin U Direy Wadamada Igad “Riyo iyo Hami Aan La Gaareyn Dhib Badanaa”

Wasiirka arimaha dibada maamulka Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo saxaafada kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa wuxuu sheegay in Somaliland ay tahay dal ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img