WARARKA

Dhegeyso:Taliyaha Ciidanka Boliiska Magalada Baydhabo Amar Dul Dhigey Ganacsatada Keenta Mootooyinka Bajaajka

Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Baydhabo Muqtaar Axmed Ibraahim ayaa wuxuu baaq u diray Ganacsatada keenta Mootooyinka Bajaajka Magaalada Beydhabo. Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii...

Daawo Odayaalsha Kasoo Jeeda somaliland ee Ku Sugan Magalada Muqdisho oo Mar Kale Kasoo Horjeestey Shirka Madasha Qaranka

Qaar ka tirsan Odayaasha Somaliland Ee Ku Sugan Muqdisho oo kulan ku yeeshey magalada muqdisho ayaa mar kale kasoo horjeestey go'aanadii kasoo baxay shirka...

Xasan Sheekh OO Jowhar Tegey Fureyna Shirka Maamul u Sameynta Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Wafdi uu Hoggaaminayo, ayaa gaaray maanta Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe, isagoo furay Shirka lagu dhisayo maamulka Gobollada...

Dhegeyso:Hogaamiyaha Ugu Runta Badan Hogaamiyeyaasha oo Sheegey Inuu Ku Jiro Xabsi Dusha Ka Furan

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ay ku jiraan xabsi dusha sare ka furan maamulkiisana uu kusoo...

Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada federaalka oo Sheekh In Madasha Qaranka Ay Weligeed Jiri Doonto

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Soomaaliya kusoo xiray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Maxamuud ayaa warbaahinta u sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img