WARARKA

Dhegeyso:Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Nuur ” Tarzan ” oo Ugu Baaqey Madaxweynaha iyo Resulwasaraha in Midkood Is Casilo

Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir Max’uud Axmed Nuur Tarsan,ayaa sheegay in mar haddii Madaxweynaha iyo Ra’isalwasaaraha ay musharrax madaxweyne ku dhawaaqeen uu mid kood...

Dhegeyso:Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Qaraxyada Ka Dhaca Magalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmake ayaa ka hadlay amaanka guud ee magalada muqdisho iyo sidii looga hortegi lahaa Qaraxyada ka...

Daawo Barnaamijkii Intee Iin Jeedne oo Ay Fooda isku dareen Laba Aqoonyahan oo Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed

Barnaajimdkii intee iin jeedne oo ay iska kaashanayeen warbaahinta Ishabaydhaba, Daafeet Media iyo Wadajir ayaa isbuucan waxaa marki ku ahaa laba aqoon yahan oo...

Dhegeyso:Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Oo Sheegey Inuusan Hareer Marin Karin Odayasha Dhaqanka

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inuu taageersan yahay maamul loo dhiso...

Ururka Somali Siman oo Xaley Barnaamij Aad U Xiiso Badan Ku Qabtey Magalada Virginia ee Dalka Mareykanka

Kulankan oo ay soo abaabuleen ururka Somali Siman oo ah urur u ololeeya arrimaha Bulshada kana dhacay gobolka Virginia ee Mareykanka ayaa waxaa ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img