WARARKA

Dhegeyso:Wasiirka Arimaha Gudaha oo Sheegey In Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe Si Wanaagsan Ku Socdo

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug ayaa...

Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Waqti U Qabtey Gudiga Doorashooyinka Iney Ku Yimaadaan Gobolka Hiiraan

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa waxa uu amray in Magaalada Beledweyne ay tagaan mudo uu u qabtay Guddiga Doorashooyinka Heer Gobol...

Madaxweynihii Hore ee Somaliya Sh. Shariif Sheekh Axmed oo Magalada Muqdihso Soo Gaarey

Madaxweynihii hore ee Somalia, Sh. Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta soo gaaray magalada Muqdisho, iyadoo Waddada gasha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga xiray taageerayaashiisa. Dadweyne badan...

Dhegeyso:Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Arimaha Bada ee La Isku Heysto

Ra’iisul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta shir jara’id ku qabtaay Magaalada Garoowe ayaa si Faahfaasan uga hadlay Badda ay Dalalka Somalia...

Dhegeyso:Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Si Adag Kaga Hadley Dacwada Bada ee U Dhexeysa Somaliya Iyo Kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale si adag kaga hadley dacwada ee badda ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Xasan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img