WARARKA

Dhegeyso:Xildhibaan Cabdullahi Goodax oo Xasan Sheekh Ku Eedeeyey Inuu Rabo Xildhibaanada Hiiraan Inuu Gacntiisa Kusoo Xusho

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in odoyaasha dhaqanka Baladweyne ay go’aan ku gaareen iney sameeyaan maamul Hiiraan...

Daawo Sawir uu Maanta Ka Sameeyey Amiin Camir Dacwada U Dhexeysa Somaliya Iyo Kenya

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir ka turjumaana sidii shaley kenya loogu galey dacwadii ka socotey dalka holland ee ku...

Daawo: Somaliya oo Maanta Soo Gudbisey Dacwadeedada Kenyana Meel Ku Xertey

Waxaa maalintii shaley ka furmey dalka holland ka furmey dacwadii dhinaca bada ee u dhexeysey somaliya iyo kenya, Maalintii shaley ayaa kenya waxaa ay...

Dhegeyso: Ugaas Xasan ugaas khaliif oo Reer Hiiraan Ugu Baaqey Iney Isku Tashadaan Maamulna Sameystaan

Ugaas Xasan ugaas khaliif oo la hadlayey reer hiiraan uguna baaqey  iney isku tashtaan maamul u gooni ahna ay sameystaan isla markaana ka shaqeeyaan...

Aqriso Warsaxaafadeed Ku Saabsan Dacwada Bada oo Kasoo Baxay Dowlada Federaalka.

Iyadoo uu wali socdo kiiskii dacwadda badda ee Soomaaliya ayaa dowladdu waxaa ay soo-jeedin afka ah ka samayn doontaa Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img