WARARKA

Shaqaaqo Caawa Ka Dhacaydey Magalada Jowhar ee Gobolka Shabelaha Dhexe

Warar kol dhaweyd aynu ka helney Magaalada Jowhar, ayaa sheegaya in iska-horimaad dhax-maray ciidammo kawada tirsan dowladda Somalia ay ku dhinteen Labo Askari, waxaana...

Daawo Somaliya oo Maanta soo Gabagabeysey Doodii Ugu dambeysey ee Dacwada Bada

Maanta ayaa somaliya waxaa ay sooo gabagabeysey doodii dhinaceeda ee ku saabsaneyd dacwada bada ee u dhexeysa kenya iyo somaliya. Bala nagala daawada sida ay...

Aqri Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Reysulwasaaraha Kuna Socota Wasaaradaha Amniga Iyo Wasaarada Warfaafinta

Warqad Qoraal ah oo ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dolwadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa Wasaaradda Amniga iyo Wasaaradda Warfaafinta...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Maanta Ka Sameeyey Arinta Bada

Dacwadii bada ee u dhexeysey somaliya iyo kenya ayaa meel fiican mareysa ayadoo maanta somaliya ay soo gaba gabeysey soo gudbinta dacwadeeda, Amiin Camir...

Dhegeyso”Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlada Federaalka Somaliya oo ka Hadley Sababta uu u Tegey Magalada Baydhaba

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa sheegay ujeedka uu ku tagay Magaalada Baydhabo in uu yahay sidii uu u dar dar...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img