WARARKA

Walaal Caawi Hadii aad Awoodo Wiilkan Dhibaateysan

Walaalayaal caawiya hadii aad awoodaan wiilka dhibaateysan oo u baahan in caawinaad deg deg ah laga gaaro. https://www.youtube.com/watch?v=bYKdQc6bozA

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Maanta gaarey Magalada Garoowe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rishiid Cali Sharma’arke ayaa maanta so gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, kadib markii uu kasoo kicitimay Magaalada Cadaado ee...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka oo Maanta Gaarey Magalada Cadaado

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Maamulka...

Ciidamo Hubeysan oo La Wareegey Xaruntii uu Ka Socdey Shirka Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe

Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe, ayaa sheegaya in Ciidammo hubeysan oo ka tirsan militariga dowladda Soomaaliya la wareegeen xaruntii...

Daawo Golaha Wasiirada Maamulka Shariif Xasan oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Dhibaatada Ka Taagan Gobolka Shabelaha Hoose

Golaha Wasiirrada maamulka shariif xasan, ayaa markii ugu horeysey Maanta ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin arrimaha ammaanka gaar ahaaa xaaladda Gobolka Sh/Hoose...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img