WARARKA

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Soo Dhaweeyey Doorashadii Shaley Ka Dhacdey Jowhar

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar oo la hadlay Warbaahinta ayaa amaanay doorashadii shalay lagu doortay Madaxweynaha iyo sidoo kale madaxweyne ku xigeenka maamulka...

Doorashada Madaxweyne ee Maamul Goboleedka Hir Shabeele oo Kol Dhaweyd Bilaabatey

Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelaha Dhexe waxaa goor dhow ka bilaabatay Munasaabada lagu dooranayo Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle. Munsaasabadan ayaa waxaa...

Beesha Calamka oo 26 sano Kadib Walaac Ka Muujineysa In Xubnaha Labada Aqal Aan Lagu Soo darin Dagaal Ogayaasha

Qaramada Midoobay, Ururka Goboleedka IGAD, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Itoobiya, Talyaaniga, Boqortooyada Britain, Sweden iyo Maraykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay in xubno taariikhda...

War Deg Deg Ah Ciidamo ka Tirsan Amisom oo Qarax Lagula Beegsadey Deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabelaha Hoose

Wararka kol dhaweyd aan ka helney Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan Deegaanka Golweyn ayaa sheegaya kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM in halkaasi Qarax lagula...

Qaar Ka Tirsan Maamul Goboleedyada oo Lagu Amrey Iney Liiska ka Saaraan Hogaamiye Kooxeedyadii Hore

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Michael Keating, ayaa ugu baaqay maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland in ay ka reebaan xubnaha aqalka sare ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img