WARARKA

Golaha wasiirada Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey In Ciidamo Ka Sacda Maamulkaas La Geyn Doono Gobolka Shabelaha Hoose

Kulan aya shaley isugu yimaadeen golaha wasiirada maamulka Shariif Xasan ayaa waxaa ay ku sheegeen in Ciidamo Militari ah oo dheeraad ah la geynayo...

Aqriso Liiska Xubnaha Aqalka Sare ee Maamul Goboleedka Puntland Soo Xushey

Baarlamaanka maamullka Goboleedka Puntland ayaa shalay soo doortay senator-ada maamulkaasi ku yeelanayo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. 11-ka xubnood ee la soo doortay waxaa...

War Deg Deg Ah Shariif Sakiin oo Lagu Wado In Saacadaha Soo Socdo uu Ku Dhawaaqo Inuu yahay Musharax Madaxweyne

Wararka ka imaanaya magala baydha ayaa waxaa ay ku waramayaa in dhamaan suxufiyiinta ku sugan magalada baydhabo in lagu wargeliyey iney isugu yimaadaan xaruunta...

Maantana Maalin Madow dheh!

Maanta oo kale Oktoobar 21 keedii sanadkii 1969 waxaa hogaankii dalka Soomaaliyeed boobay koox saraakiil ah oo ka tirsanaa ciidamada dalka kuwaasi oo u...

Beesha Caalamka oo Soo Dhaweeyey Dhismaha Maamul Goboleedka Cusub ee Hir-Shabeele

War-saxaafadeed ay Beesha Caalamku maanta soo saartay ayay ku taageereen dhismaha maamul-goboleedka Hir-Shabeelle ee Dhawaan lagu soo dhameystiray dhismihiisa Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img