Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya ciidamo beeleedyo ku labisan dareyska dowlada ay halkaasi ka bilaabeen sida la sheegey...
Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa Xalay Hoobiyaal ku Weeraray Fariisimo ay ku sugan yihiin ciidamo beeleedyo ku labisan dareyska dowlada iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin...
Dagaallo iyo duqeymo culus ayaa mar kale dib uga soo cusboonaaday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudud, kuwaasoo u dhexeeya ciidan ka kala tirsan Maamullada...
Beesha caalamka ayaa mar kale walaac xoogan ka muujisay kaalintii ay dowladda Somalia ku lahayd doorashadii madax-tinimo ee maamulka Hirshabeele ,taasi oo lagu qabtay...