WARARKA

Dowlada Imaaraadka Carabta oo Saldhig Milateri ka Dhisan Doona Magalada Berbera

Soomaaliland ayaa oggaalatay saldhig milatari oo dowladda Imaaraadka Carabta ka hirgaliso magaalada muhiimka ah ee Berbera,sida uu sheegay wasiirka duuliska hawada Soomaaliland. Qorshahan ayaa ku...

Airporka Aadan cade ee Magalada Muqdisho oo Noqdey Meel Looga Ganacsado Qurbo Joogta Kusoo Laabaneysa Dalka

Garoonka diyaaradaha Aden Cade ee Muqdisho ayaa waxaa ka jirta Kala sooc lagu Sameeyo Dadka Soomaaliyeed xilliga ay kasoo deggaan Garoonkaasi Magaalada Muqdisho. Laanta Socdaalka...

Daawo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Kasoo Horjeestey Maamul Goboleedka Cusub ee Hir-Shabeele

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif ayaa ka hadlay kulan asaga iyo madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Hir-Shabeele ay shalay ku wada qaateen Baldweyne. Ugaas Xassan yaa...

Shariif Xasan oo ku Dhiiran Waayey Inuu ku Dhawaaqo inuu Yahay Mushax Madaxweyne

Kulan loo balansanaa maanta Shariif Xasan uu kaga dhawaaqo inuu yahay musharax madaxweyne ayaa haatan lagu soo gabagabeeyey magalada baydhabo. Kulankan oo ay qeyb ka...

Gudiga Doorashooyinka Dadban oo soo Saarey Warsaxaafadeed uu ugu Hambalyeynayo Maamul Goboleedyadii Soo Gudbiyey Xubnaha Aqalka Sare

Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa dowlad gobaleedyada Puntland iyo Koofur Galbeed oo ku guulestay in ay soo doortaan Xubnihii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img