Taliska ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray kaga hadlay duqeyn dhanka cirka ah oo ay ka fuliyeen magaalada Buulo-Mareer oo qiyaastii...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa soo saaray dhambaal tacsi ah oo ku aaddan dhammaan qoysaskii ay ka geeriyoodeen askartii lagu dilay weerarkii...