WARARKA

Madaxweynaha maamulka puntland oo ka jawaabay war-murtiyeedkii golaha wadatashiga qaranka

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntalnd, Saciid Cabdullahi Deni ayaa markii ugu horreysay si faah-faahsan uga hadlay heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran ee 27-kii bishaan lagu gaaray...

Taliska guud ee atmis oo sheegey inay ka jawaab ka bixiyeen weerarkii alshabab

Taliska guud ee ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS, ayaa shaaciyay iney weerar ka dabatag ah ay kaga soo aar guteen dagaalamayaashii...

Reysulwasaaraha oo kulan la qaatey isimada ssc

Rayaal Wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xalay kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Isimada dhaqanka gobolada Sool, Sanaag...

Siyaasiyiin ka hor yimid warmurtiyeedkii kasoo baxay golaha wadatashiga qaranka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo madax hore oo ay kamid yihiin Xasan Cali Kheyre iyo Cumar Cabdirashiid, Cabdiweli Sheekh iyo Shariif...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo soo dhaweeyey qodobadii kasoo baxay shirka wadatashiga qaranka

Madaxweynahii hore ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay go'aanadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka ee Muqdisho kusoo gabagaboobay ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img