WARARKA

Maamulka gobolka baanadir oo maanta bilaabay dhaqan gelinta jadweylka loo asteeyey mooto bajaajyada

Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in maanta oo Khamiis ah magaalada Muqdisho uu ka dhaqan galayo jadwalkii loo asteeyay Mooto Bajaajyada ka shaqeeya...

Shacabka puntland oo saaka u dareeray doorashooyinka golaha deegaanka

33 degmo oo katirsan Puntland ayaa saakay si nabad ah looga codeynayaa, iyadoo dadweynuhu dooranayaan wakiillada ku matalaya golayaasha degaanka ee dowladaha hoose ee...

Somaliland oo qorsheyneysa iney weerar culus kusoo qaado magalada laascaanood

Wararka naga soo gaaraya deegaanada u dhexeeyo Somaliland iyo SSC-Khaatumo ayaa waxaa haatan ay xukuumaddda Hargeysa wadaa qorshe ay ku qaadeyso duulaankii ugu weynaa...

Madaxweynihiihore ee somaliya oo soo dhaweeyey doorashooyinka ay sameynayaan maamulka puntland

Madaxweynihii hore ee dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo war kasoo saaray doorashada maamulka Puntland waxaa uu yiri: Ugu horreyn waxaan reer Puntland, bulsho...

Taliyaha ciidanka asluubta oo dib usoo celiyey ciidamo uu horey shaqada uga ceyriyey

Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ayaa dib ugu soo celiyay shaqadii ciidanka askar badan oo ka tirsan ciidanka asluubta. Askartaan oo markii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img