Madaxweynaha cusub ee dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo oo la hadlayey shacabka dhaarintii kadib ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo isbadalka ka dhacey...
Waxaa hada si toos ah uga daawaneysaan doorashii xilka madaxweynaha oo hada si toos ah uga socota hoolka afisiyooni ee magalada muqdisho.
https://www.youtube.com/watch?v=vGNi0Hh92gY