Waxaa hada hoolka Doorashada ee xarunta Ciidanka Cirka ee Afasiyooni ka bilaabatay codeynta xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed...
Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xalay isbaheysiga musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa looga wada hadlay sida ay u wajahayaan doorashada la filayo...