Dhegeyso:Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Federaalka oo u Mahad Celiyey Xildhibaanada iyo Shacabka Somaliyeed

0
127

Madaxweynaha cusub ee dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo oo la hadlayey shacabka dhaarintii kadib ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo isbadalka ka dhacey dalka.

Maxamed Farmaajo ayaa ugu horeyntii u mahad celiyay Xildhibaannada baarlamaanka sida ay uga jawaabeen rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, waxaa kaloo uu si gaar ah ugu mahad celiyay shacabka sida ay doorashada u soo dhaweeyeen.

MadaxweyneFarmaajo

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

MadaxweyneFarmaajo Mobil