WARARKA

” Beentii Shacabka Loo Sheegayey oo Waali Isku Bedeshey “Somaliland oo Mareykanka Ka Codsatey In Laga Saaro Liiska Dowladaha Loo Diidey Iney Galaan Dalka...

Hadal lala yaabo oo maanta kasoo yeerey maamulka Somaliland ayaa wexey ka codsadeen dawlada Donald Trump ee Mareykanka in laga saaro liiska dalalka Trump...

Maamulka Somaliland oo Maanta Xabsiga Dhigey Wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon

Ciidamadda Booliska maamulka Somaliland ayaa madaarka magaaladda Hargeysa ku xidhay wariye CabdiMaalik Muuse Coldoon oo ka soo laabtay safar uu ku tagay magaaladda Muqdisho...

Dhegeyso: Shariif xasan oo Baaq U Direy Madaxweynaha Cusub ee Dowlada Federaalka

Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in isbadel weyn uu ka dhacay dalka , islamarkaana doorashadii hogaamiyaha cusub...

Dhegeyso:Ciidamo Ku Labisan Dareyska Dowlada oo Ku Dagaalamey Degmada Wanleweyn

Wararka ka imaanaya Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaal culus uu ka dhacay Degmadaasi kaasoo u dhaxeeyay Ciidamo...

Madaxweynihii Hore ee Maamul Goboleedka Puntland oo Maanta Meydkiisa La Keeney Boosaaso

Maydka Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi General Cadde ayaa maanta galinkii hore laga soo dajiyay Magalaada Bosaaso ,iyadoo amniga Garoonka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img