Ciidamo cusub oo ka socda dowladda Burundi ayaa maalintii shaley soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Ciidamadaan ayaa waxaa ay ka qeyb yihiin howlgalka...
Alaha u naxariistee waxaa Waxaa habeennimadii xalay ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya, kaa oo lagu magacaabi jiray...