WARARKA

Dhegeyso: Axmed Maxamed (Macalin Barre) oo Maamulka Shariif Xasan Runta Ka Sheegey

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee maamulka shariif xasan Axmed Maxamed (Macalin Barre) oo ka hadley xil ka qaadis Shariif Xasan Sheekh Aadan uu...

Daawo Gudoomiyaha Degmada Wanleweyn oo Ka Halaya Xarun Ay U Sameeyen Dadka Cudurka Daacuunka Soo Ritey

Waxaaa beryahan fara ba,an ku haya cudurka daacuunka tuulooyin ka tirsan degmada wanleweyn oo dad badan soo ritey dadkaas oo intooda badan waxaa la...

Dhegeyso:Mooshin Shariif Xasan Looga Soo Hortjeedo oo Si Xowli Ah Muqdisho uga Socda

Weli waxaa Magaalada Muqdisho ka soconaya Mooshin ay wadaan qaar ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed, taasi oo ay ku doonayaan in ay...

Madaxweynaha Cusub ee Dowlwda Federaalka Somaliya oo Maanta Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegey

Madaxweynaha cusub ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xafiiska, kaddib xaflad kooban oo ka dhacday xarunta...

Daawo Nabadoon Shariif Maxamed oo Baaq U Direy Xukuumada Federaalka iyo Jaaliyadaha Dibada

Nabadoon Shariif Maxamed Maxamuud oo ka mid ah nabadoonada beel weynta shanta caleemood ee degmada wanlewey ayaa waxaa uu baaq u direy dhamaan xildhaanada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img