WARARKA

Qarax ay Ku Dhinteen In Ka Badan 35 Ruux oo Maanta ka Dhacay Suuqa Ku Yaala Degmada wadajir

Ugu yaraan 35 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeryoodeen qarax sababay gaari ay saarnaayeen waxyaabo qarax oo ka dhacay, suuq yar oo...

Dhegeyso:Beesha Boqol Hore oo Kasoo Horjeesatey Malaaq Dhawaan Ay Kooxo Caleemasaarteen

Mid ka mid ah Beelaha dega koonfur galbeed ayaa ka soo horjeestay Malaaq dhawaan lagu Caleemo saaray Magaalada Muqdisho si Malaaq Deerow looga qaado...

Dhegeyso:Feysal Cali Waraabe oo Markii Ugu Horeysey ka Hadley Muhiimada Ay leedahay Midnimada Somaliya

Feysal Cali Waraabe oo ah nin horey looga bartay hadal kulul iyo ilaalinta gooni isku taagga Somaliland ayaa badalay hadaladiisa isagoo lasoo baxay qaab...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Xariga Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey xarig gardara ah oo magalada hargeysa loogu geystey wariye Cabdimalik Muuse Coldoon oo kol dhaweyd...

Dhegeyso: Maamulka SomaliLand oo Hanjabaad u Direy Shacabka Somaliland ” Xamar Ninkii Tagaa Waa Xarig “

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland Cusmaan Cabdullaahi Saxardiid Cadaani ayaa sheegay inaan loo dulqdaan doonin in siyaasiintu iyo suxufiyiintu iska tagaan muqdisho islamarkaana ay kusoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img