WARARKA

Dhegeyso: 70 Ruux oo Laga Musaafuriyey Dalka Mareykanka oo Maanta La Geeyey Somaliya

Dowladda Mareykanka ayaa soo masaafurisay 70 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah oo maanta laga soo dejiyey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda...

Dhegeyso: Maamulka Somaliland oo Ku Eedeeyey Dowlada Federaalka Somalilaya Iney Kasoo Horjeedo Horumarka Somaliland

Maamulka Somaliland ayaa waxa uu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka soo horjeedo hormarka uu gaarayo Maamulka Somaliland, taasi oo ay ku tilmaameen...

Dhegeyso: Reysulwasaaraha Dowlada Federaalka oo Baaq U Direy Warbaahinta

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay Abaaraha ayaa warbaahinta ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan gurmadka Abaaraha ee...

Ciidamada Amisom oo Laba Ruux oo Shacab Ah Ku Diley Degmada Mahadaay

Faah faahin dheeri ah oo kasoo baxeysa labo ruux oo shacab ah o ciidamada AMISOM ku dileen deegaanka Qurac-Madoobe oo hoostaga degmada Mahadaay ee...

Nabadoona Beesha Shanta Caleemood oo Baaq u Direy Guud Ahaan Umada Somaliyeed Gaar Ahaan Qurba Joogta Ka Soo Jeeda Degmada Wanleweyn

Nabadoonada beesha shanta caleemood ayaan maanta waxaa ay baaq u dirayaan dhamaan umada somaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaana baaqeooda ay ku sheegayaanin in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img