WARARKA

Aqriso:Warqad Kasoo Baxdey Xafiiska Reysulwasaaraha oo Lagu Joojinaayo Dhismaha Ka Socda Nawaaxiga Airporka

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amray in la joojiyo dhismayaasha ka socda Nawaaxiga garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Dhegeyso: Maamulka HIrshabeele oo Ka Hadley Xasuuq Ay Dhawaan Amisom Ka Geysatey Degmada Mahadaay

Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle, ayaa waxa ay ka hadleen saddex ruux oo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ku dileen duleedka...

Dhegeyso:Madaxaweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Xeritaanka Idacada Universal

Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Sababtii keentay in Puntland ay degaanada ka joojiso Tv-ga Afsoomaaliga...

Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Francisco Madeira oo Sheegey In Ay Dhici Karto Howlgalka Amisom In Uusan Guuleysan Xiligan

Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya ayaa qirtay in qorshaha weerarada milatari ee ka dhanka ah Al-Shabaab ay suurtagal tahay inuusan ku guuleysan...

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliska Gobolkla Banaadir oo Amar Cusub Soo Saarey

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Korneel Bishaar Abshir Geeddi ayaa sheegay in ay soo saareen amaro cusub oo ku saabsan sugidda amniga caasimadda Soomaaliya. Amarada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img