WARARKA

Itoobiya oo Safiir Cusub Usoo Magacaabey Dalka Somaliya

Dowladda Itoobiya ayaa is bedel ku sameysay Safiirkeedii Soomaaliya joogay oo lagu magacaabo Wondimu Asamne, kaddib markii uu waqtigiisu dhamaaday. Safiirka cusub ee Soomaaliya loo...

Cali Cabdi Baab oo Filin Dhamaadey Bilyeeti loogu Gooyey

Ayadoo maamulka Shariif Xasan Sheikh Adan haatan uu dhex dabaalanaayo mowjado siyaasadeed kuwaas oo ragaadiyey maamulkiisa gacan ku rimiska ahaa ayaa hadana dhanka kale...

In Ka Badan 60 Ruux oo 24 Saac ee Lasoo Dhaafey Cudurka Shubun Biyoodka Ugu Geeryoodey Gobolka Baay

Dadka ku geeriyooday cudurka shubanka ayaa isugu jira carruur iyo dad waa weyn, waxaana jira dad fara badan oo aad u liita, kuwaasoo goobo...

Dhegeyso:Askarta Ka Tirsan Dowlada oo Loo Sheegey In Askarigii Dila Qof Lala Xisaabtami Doono

Wasaarada Amniga dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in lala xisaabtami doono ,islamarkaana Sharciga la horkeeni doono Askarta dila dadka Shacabka ah. Wasiirka Wasaarada Amniga dowladda Soomaaliya...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Gudiga Doorashooyinka Ugu Baaqey In 2017 Ay Soo Gdbiyaan Warbixinta Dorashoyinka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka looga baahan yahay in ay Warbixin dhameystiran...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img