Wararka eynu ka heleyno magaalada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in saakay ay degan tahay xaalada magaaladaas, kadib dagaal Culus oo Shalay...
Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in 9 qof ay ku geeriyoodeen weerar koox hubaysan oo katirsanaa Alshabaab ay ku qaadeen hotel Pearl Beach ee...
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarkii cuslaa ee Xalay lagu qadaay Hotel Pearl Beach ee ku yaala xeebta Liido degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho,...