WARARKA

Gudoomiyaha gobolka gedo oo ka horyimid xil ka qaadista lagu sameeyey

Guddoomiyaha gobolka Gedo Axmed Buule Garaad ayaa si adag uga horyimid maamulka cusub ee uu gobolkaas uu u magacaabay dhawaan madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed...

Madaxweynaha oo soo dhaweeyey go’aankii kasoo baxay golaha amaanka ee qaramada midoobey

Madaxweynaha dowladda fedraalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay go’aammadii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ka soo saareen xaaladda ka taagan magaalada...

Alshabab oo weerar ismiidaamin ah ku qaadey xero ku taala magaalada doolow

Alshabaab ayaa maanta weerar loo adeegsaday labo gaari oo lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa ku weeraray Ciidamada Itoobiya ee aan ATMIS-ka ahayn, kuwaas oo Dowladda...

Howlgalo laga fuliyey deegaanka baladul amiin oo lagu diley maleeshiyaad ka tirsan alshabab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay howlgalo ay sameeyeen ciidamada XDS oo gacan ka helaya saaxiibada caalamka, in lagu dilay 20 Shabaaab ah. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo maamul cusub u magacaabay gobolka gedo

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo oo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay ka madax banaana...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img