WARARKA

Eygeyga cusub ee qaramada midoobey u qaabisan somaliya oo booqatey magalada baydhaba

Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Catriona Laing iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa shalay gaartay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay,...

Madaxweynihii hore ee somaliya oo ka hadley dagaalka ka dhacay degmada baraawe

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay dagaalka magaalada Baraawe, kaasi oo dhaliyay khasaare isugu jira dhaawac iyo dhimasho. Dagaalka...

Ciidamada atmis oo madaafiic ku garaacay deegaanka bariire ee gobolka shabelaha hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay madaafiic ciidanka ATMIS ay ku garaaceen degaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qaar ka mid ah...

Xildhibaanada laga soo doorto koonfur galbeed oo ka hadley shaqaaqadii ka dhacdey degmada baraawe

Xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya ee lagasoo doorto Koonfur Galbeed, ayaa ku eedeeyay ciidamada xoogga dalka inay weerareen madaxtooyada Koonfur Galbeed iyo ciidamada Daraawiishta maamulkaas. Shir jaraa’id...

Xafiis cusub oo lagu soo kordhiyey hey’ada nisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta daah furay Xafiiska Garmaqalka Dadweynaha ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Xafiiska Garmaqalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img