WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka maamulka hirshabeele oo kulan la qaadanaya odayaasha magalada beledweyne

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo uu wehlinaayo guddoomiyaha magacaaban ee gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow ayaa haataan kulan...

Xildhibaanada kasoo jeeda gobolka hiiraan oo taageero u muujiyey Cali Jeyte

Xubno ka mid ah Xildhibaanadda Beesha Xawaadle ku matala Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa shir jaraa'id ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxay kaga hor yimaadeen...

Jaaliyada soomaaliyeed ee dalka canada oo warqad furan u direy xafiiska wasarada arimaha dibada ee dalka canada

Jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool dalka canada ayaa warqad furan u direy xafiiska wasaarada arimagha dibada kaasoo ay kaga hadlayeen dhibaatooyinka dhawaan ka dhacay...

Odayaal sheeganaya iney ka tirsan yihiin beelaha irir samaale oo hanjabaad usoo direy cabdicasiis lafta gareen

Odayaal ka kala socday beelaha Irir-samaale ee Dir iyo Hawiye ayaa ku shiray magaalada Muqdisho, waxayna soo saareen bayaan ay digniin u dirayaan beelaha...

Ciidamada dowlada iyo ciidamada deegaanka oo gelinkii dambe ee shaley ku dagaalamay magalada ceelberde

Wararka aynu ka heleyno maanta magaalada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in wali halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeeysa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img