WARARKA

Dhegeyso:Gudomiyaha Baarlamaanka Oo Xildhibanada Kala Hadley Muhiimada Joogitaanka Shirarka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Xildhibaaada Baarlamaanka loogu baahan yahay in ay joogteeyaan Kulamada Baarlamaanka. Waxa uu sheegay in aan...

Dhegeyso:Deegaanka Goofgaduud ee Gobolka baay oo laga soo Sheegayo Xaalad aad u Adag

Degaanka Goof-gaduud Shabeelow ee Gobolka Baay ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa laga soo sheegayay in ay ka jirto xaalad bani’aadanimo oo aad u adag. Guddoomiyaha...

Alshabab oo La Wareegey gacan Ku Heynta Degmada Ceelbuur

Xoogagga Al-shabaab ayaa la wareegay gacan ku heynta degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud, kaddib markii ay saaka isaga baxeen Ciidamada Itoobiya. Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur...

Dhegayso…Warbixin Dhab ka hadal ah: Maamul Musuq-Maasuq dhalay oo hadana Musuqii la dagaalamayo

Warbixin Dhab ka hadal ah: Maamul Musuq-Maasuq dhalay oo hadana Musuqii la dagaalamayo, Halkan ka dhegayso Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada Ku dhegayso Moobilkaaga.

Reysulwasaare Ku Xigeenka Turkiga oo Maanta Soo Gaarey Magalada Muqdisho

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dowladda Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho waxaa kusoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img