WARARKA

Baarlamaanka Somaliya oo Maanta ka Dooddi Doona Moshin Ku Saabsan Dekeda Berbera

Baarlamaanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa lagu wadaa in maanta loo qeybiyo mooshinka ka dhanka ah Saldhigga dowladda Imaaraadka ay damacsan tahay in...

Qarax Maanta Ka Dhacay Meel Ku Dhow Wasaarada Amniga

Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay, ayaa goor dhaweyd ka dhacay nawaaxiga Wasaaradda amniga ee ku taallo Degmada Shangani. Lama oga Khasaaraha...

Dhegeyso: Wasiirka Amniga Maamul Goboleedka Puntland oo Sheegey In Qofkii Dembile Ahba La Dilaa

Wasiirka Amniga maamulka Puntland Cabdi Cali Xirsi Qarjab oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay qaadayaan tilaabooyin deg deg ah oo lagu xaqiijinaayo...

Maamulka Somaliland oo Maanta Maxkamada Hor Keeni Doonta Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon

Wararka aynu ka heleyno Magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa kusoo waramaya in maanta lagu waddo in Maxkamad la horkeeno Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon...

Golaha baarlamaanka oo maanta Ansixiyey Miisaaniyada 2017

Xildhibaanada Baarlamaanada Soomaaliya oo Maanta Kulan ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho ayaa ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda Sanadka 2017. Miisaaniyaddan ay soo diyaarisay Wasaarada Maaliyada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img