Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Xildhibaaada Baarlamaanka loogu baahan yahay in ay joogteeyaan Kulamada Baarlamaanka.
Waxa uu sheegay in aan la aqbali doonin in Xildhibaanada ay si iskood ah ay ugu maqnaadaan kulamada Baarlamaanka.
Hadaldiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
