WARARKA

Hindiya oo Ka Hadashey Howlgalkii Lagu Soo Badbaadiyey 8 Badmaax oo u Dhashey Hindiya

Dowladda Hindiya ayaa waxa ay ka hadashay Howlgalkii Ciidanka Nabad sugidda Maamulka Galmudug ay ku soo badbaadiyeen 8 Badmaaxiin oo u dhashay dalka Hindiya. Wasiirka...

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Maanta Kasoo Degey Garoonka Aadan Cade ee Magalada Muqdisho

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed. Taabit 6-dii Bishan ayaa Madaxweynaha Somaliya wuxuu...

Xukuumada oo Dhawaaw Kulan Isugu Yeeri Doonta Madaxda Maamul Goboleedyada

Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa la filayaa inay markii ugu horeysay shir isugu yimaadaan magaalada Muqdisho. Shirkan oo ay qabanqaabineyso dowladda Federaalka ayaa lagu casuumay...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Somaliya oo laba Ruux Xun Ku Ridey

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa saaka xukun min 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay, laba ruux oo lagu eedeeyay inay ka...

Ciidamada Nato ee Ku Sugan Xeebaha Dalka Somaliya oo Waqti KJordhin Loogu Sameeyey

Ciidamada la dagaalanka Burcadbadeeda ee joogga Xeebaha Soomaaliya ee lagu magacaabo NATO ayaa waxaa loo sameeyay Waqti kordhin si ay ula dagaalamaan Kooxaha Burcadbadeeda. War...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img