Ciidamo American ah ayaa loo soo daabulay magaalladda Muqdishu ee Caasimada Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah.
Ciidanka ayaa gaaraya tira ahaan daraasiin waxaana...
Kooxo hubeysan ayaa habeenkii xalay magaalladda Muqdishu ku dilay Nabadoon ka mid ahaa Ergadii Xildhibaanada ku soo dooratay Magaalladda Cadaado ee xaruunta kumeel-gaarka maamulka...