WARARKA

Caruur Badan oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeryoodey Gobolka Bakool

Carruur aad u tiro badneys oo la ildarnaa cudurka Shuban Biyoodka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku geeryooday deegaannada Aato, Yeed iyo deegaanno kale oo...

Aqriso:Dhowr Qodob oo Ay Isla Garteen Madaxda Xukuumada iyo Maamul Goboleedyada

Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16, 2017. Kulanka waxaa shir guddoominayey...

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka banaadir oo Xaley Xilka La Wareegey

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa xalay xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale. Munaasabad lagu qabtay xarunta...

Howlgalo Ay Maanta Ciidamada Nabadsugidu Ka Fuliyeen Magalada Muqdisho iyo Wasiirka Amniga oo Ka Hadley

Ciidamada Nabad Sugida dowladda Soomaaliya ayaa dilay labo nin oo ka mid ahaa koox maanta madaafiic ka tuuray degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Mid ka...

Daawo Qaar ka Tirsan Qurbo joogta Degmada walaweyn oo Dawooyin Gaarsiiyey Tuulada Awcusmaan

Qaar ka tirsan qurbo joogta degmada walaweyn ayaa maalintii khamiista waxaa ay dawooyin gaarsiiyeen tuulada Awcusmaan ee degmada walaweyn halkaasi oo uu beryahan cudurka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img