WARARKA

Diyaaradaha Ciidamada Milateriga ee Kenya oo Duqeymo Ka geystey Qeybo Ka Mid Ah Gobolka Jubada Hoose

Diyaaradaha dagaalka dowladda Kenya, ayaa duqeeyay saldhigyo Al Shabaab ay ku leeyihiin gobolka Jubbada Hoose ee Koofurta Soomaaliya. Duqeynta ayaa ka dhacday deegaanka Kaanjaroon oo...

Reysulwasaaraha Xukuumada federaalka oo u Hambalyeeyey Ciidamada Xooga Dalka Somaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ugu hanbalyeeyey munaasibadda sanadguurada 57aad ee maalintii la asaasay Ciidanka...

Beesha Galedi Maxay galabsatay?? oo Dadkooda Wax ku Oolka Ah Loo Leynayaa

Haddabo su'aashan ilaa iyo hadda jawaab rasmi ah looma haayo. Waayo dadka degaankan degan Alle ayaa ku maneystay dhul barwaaqeysan waxay dadkii hore ku...

Dhegeyso:Hey’ada Cuilimada oo Maanta Bayaan kasoo Saarey Kooxo Ururu Diimeed ah oo la Magac baxay Alsaaciduuna

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan maanta soo saartay ayaa waxa ay ka digtay kooxda Alsaaciduuna bil xaq, taasi oo looga dhawaaqay dalal ay ka...

Maamulka Garoonka Diyaaradaha Wajeer oo Sheegey Iney Qasaareen Daqli Qaaraya 2 Milyan oo Lacagta Kenya u Dhiganta

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in Khasaare dhanka dakhliga ah uu ka soo gaaray heshiiskii Soomaaliya iyo Kenya ee dhanka duulimaadyada diyaaradaha ee la sii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img