Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa isaga oo ku sugan magaalada London sheegay in uusan aaminsaneyn nidaamka federaalisamka iyo in Soomaaliya...
Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin lagu soo afjarayo Isbaarooyinka sida sharci darrada ah u yaalla gobolka shabeelaha hoose oo ay dhigtaan...