WARARKA

Akhriso Warmurtiyeedkii Kasoo Baxay Kulankii London

War murtiyeed ka kooban dhowr bog ayaa laga soo saaray shirkii arimaha Soomaaliya ee London, ayadoo ay si wadajir ah ay u shir gudoominayeen...

Diyaarad Sidey 67 Somali oo Laga Soo Musaafuriyey Dalka Mareykanka oo Soo Caga Dhigatey Garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta

Diyaarad siday 67 qof oo Soomaali ah iyo 5 kenyan ah oo laga soo tarxiilay dalka Mareykanka ayaa maanta soo caga dhigatay Garoonka diyaaradaha...

Beesha Caalamka Iyo Dowlada Federaalka oo Isku Raacay Dhismaha Ciidan Qaran

Dowladda Soomaaliya ayaa heshiisyo la gashay beesha caalamka si loo dhiso ciidanka Qaranka ee Soomaaliya. Ujeedka dar-dargelinta dhismaha ciidanka Qaranka ayaa lagu sheegay sidii ay...

Dhegeyso: Abaanduulaha Ciidanka Xooga dallka oo Sheegey In Isbaarooyinka La Qaadi Doono

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C/laahi Cali Caanood, ayaa sheegay in ay howlgalo lagu qaadayo isbaarooyinka yaala wadoonyinka gobolka shabelaha hoose, jubabada dhexe,...

Akhriso:-Khodobo Lagu Sugaayo Amniga oo Ay Maanta Kasoo Baxay Kulankii Golaha Wasiirda ee Todobaadlaha Ahaa

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img