WARARKA

Faallo…Farmaajow ma aadan fahmin dhawaqa reer Afgooye(Shabeelaha hoose)!

*Horudhac Isfahamku amaba afgaradku waa shey muhim u ah wada noolaashaha uumiyaha tiiyoo asal ahaana aan ummadduhu ka maarmayn inay yeeshaan qaab ay isku afgartaan...

Gudoomiyihii Degmada Kunturwaareey C/rahmaan Sabtow oo Ku Geeryoodey Qarashii Shaley Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Allah ha u naxariistee C/Raxmaan Abtoow oo ahaa gudoomiyihii dowladda Soomaaliya ugu magacownaa deegaanka Kuntuwaareey ee gobolka Sh/Hoose ayaa lasoo sheegayaa inuu ku dhintay...

Maddaxweynaha Dlka Kenya oo La Sheegey Inuu Ka Qeyb Geli Doono Shirka London

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb-galo shirka London Somali Conference ee 10-ka bishan ka furmaya magaalladda London. Shirka ayaa...

Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Goofgaduud oo Geystey Qasaarooyin Badan

Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in goor dhaw la gaarsiiyay isbitaalka magaalada meydadka iyo dhaawacyo qaar ka...

Daawo Safirkii uu Maanta Madaxweynaha KU Tegey Degmada Afgooye Iyo Qudbaduu Meesha Ka Jeediyey

Wafdi uu hogaaminaayo maddaxweynaha dowlada federaalka somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta waxaa ay booqasho aan horey loo shaavin ku tegeen degmada afgooye halkaas...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img