WARARKA

Horjooge Nuur Xayir oo Isbaaro Soo Dhigtey Shanta Golaha Sare ee Degmada Afgooye

Kol dhaweyd ayey aheyd kolkii madaxweynaha dowlada federaalka somaliya uu ku dhawaaqey in la qaado dhamaan sibaarooyinkii yiiley wadada u dhexeysa magalada muqdisho iyo...

Somaliya oo ka Gashey Kaalinta 29aad Qiimeynta Ciidanka Milateriga Qaarada Afrika

Dowladda Masar ayaa noqotay wadanka Afrika dhanka Ciidanka Millitariga ugu wanaagsan, waxaana ku xiga dalalka Algeria, Ethiopia, Nigeria iyo koonfur Afrika, kuwaasi oo iyaguna...

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo soo Dhaweeyey Heshiiska Galmudub iyo Puntland

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa soo dhaweeyay Heshiiskii Magaalada Cadaado ay dhawaan ku kula...

Gaari Amisom Laheyd oo Maanta Cilad Farsamo Darteed Ugu Gudbtey Magalada Muqdisho

Gaari ah kuwa gaashaaman oo ay leeyihiin ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa goor dhaw oo maanta waxaa uu dab ku qabsaday Isgooyska KM4...

Kulankii Golaha Wasiirada oo Maanta Warbixino Looga Dhegeystey Dhowr Wasiir

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre. kulanka ayaa waxaa warbixino...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img