WARARKA

Alshabab oo weerar kusoo qaadey xero ay ciidamada itoobiyaanka ku lahaayeen degmada ceerberde

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah ATMIS iyo Al-Shabaab oo xalay ka dhacay duleedka...

Madaxweynihii hore ee maamulka hirshabeele oo ka hadley colaada u dhexeysa beelaha abgaal iyo xawaadle

Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay inay socdaan qorshayaal lagu fashilinayo guulaha reer Hiiraan ay ka gaareen dagaalka Alshabaab. Qoraal uu...

Wasiirka diinta iyo awqaafta oo ka warbixiyey somalidii ka qeyb qaadatey gudashada waajibaadka xajka sanadkan

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Barakeysan ee Makka al-mukarama ee Sacuudi Carabiya, ayaa ka hadlay caqabadihii ay...

Reysulwasaare Xamza oo dalka dib ugu soo laabtey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu soo dhammaystay gudashada waajibaadka Xajka. Ra’iisul...

Maamulka puntland oo sheegey iney gacanta ku dhigeen horjoogayaal ka tirsan alshabab

Ciidanka Booliska Puntland ayaa soo bandhigay sagaal horjooge oo ka tirsanaa kooxda Daacish-ta Soomaaliya, kuwaasi oo isku soo dhiibay ciidanka maamulkaasi. Taliska qeybta ciidanka Booliska...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img