WARARKA

Diyaaradaha dagaalka ee dalka kenya oo duqeyn ka geystey deegaanka ceel cade ee gobolka gedo

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay duqeyn culus oo saaka ka dhacday deegaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo. Duqeyntan ayaa waxaa...

Kulanka golaha wasiirada oo uu maanta shir gudoominaayey reysulwasaare xamsa

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka gollaha wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya, oo lagu ansixiyay Xeerka Nidaamiyaha habraaca Iibka degdeg...

Wefdi ka socda midowga africa oo maanta soo gaarey magalada muqdisho

Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale ee...

Madaxweyne ku xigeenka maamulka jubaland oo ka hadley ka bixitaanka ciidamada atmis ee somaliya

Maamul goboleedka Jubbaland ayaa waxay walaac weyn ka muujiyeen qorshaha bixitaanka ciidamada ATMIS, iyagoo ku tilmaamay qorshe aan horey looga fiirsan. Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland,...

Alshabab oo weerar kusoo qaadey xero ay dhawaan faarujiyeen ciidamada atmis

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maqribnimadii Xalay ka dhacay deegaanka Geriley ee gobolka Gedo, kaasoo dhexmaray ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img