WARARKA

Reysulwasaare xamsa oo markii ugu horeysay ka hadley xiisada ka taagan gobolka hiiraan

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay munaasabad loogu mahadcelinaayay guddigii ka shaqeeyay dabaal degyadii maalmaha...

Diyaarad sidey rakaab oo maanta shil ku gashey airporka aadan cade

Diyaarad rakaab ahayd oo ay lahayd shirkadda Hala Airline oo magaalada Garowe ka duushay ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho. Wararka aan helayno...

Alshabab oo lagala wareegey deegaan ay ka ariminayeen 10kii sano ee lasoo dhaafay

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa kooxda Al-shabaab kala wareegay gacan ku heynta deegaanka Xagar oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose. Deegaanka...

Dowlada oo ka hadashey dagaalo ka dhacay deegaano hootaga degmada afmadow

Ciidamada dowladda Fedaraalka iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo culus oo lagu dilay dagaalamayaal badan oo ka tirsan kooxda Al-shabaab ka...

Wasiirka wasaarada maaliyada oo markii ugu horeysay ka hadley xil ka qaadista lagu sameeyey

Wasiirkii Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ee xilka qaadista lagu sameeyay Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa si faahfaahsan uga hadlay xilka qaadista uu ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img