WARARKA

Gudoomiyaha baarlamaanka oo xaley kulan la qaatey gudoomiyeyaashii hore

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa xalay kulan casho sharaf ah ku maamuusay guddoomiyeyaashii hore ee Baarlamaanka Federaalka ah...

Alshabab oo xaley weerar kusoo qaadey xero ay ku sugnaayeen ciidanka daraawiishta koonfur galbeed

Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa laba weerar oo ay xalay Al-Shabaab ku qaaday magaalada Baydhaba ee gobolka Baay. Weerarada oo ahaa kuwa xoogan...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo ka hadley soo xaadiri la,aanta xubnaha golaha shacabka

Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta quus ka muujiyey soo xaadirka xildhibaanada ee kulamada golaha, isagoo soo saaray hanjabaad ka dhan ah...

Agaasimaha madaxtooyada oo sheegey in madaxweynaha uusan damacsaneyn mudo kororsi

Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay dowladda Soomaaliya in aysan u qorshaysnayn in ay muddo kordhin sameysato, taas beddelkeedna ay doonayso in...

Hey’ada duulista rayidka oo ka hadley shilkii maanta ka dhacay garoonka aadan cade

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HRDS) ayaa war kasoo saartay shil diyaaradeed oo goor sii horeysay ka dhacay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Hay’adda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img