WARARKA

Madaxweyne ku xigeenka maamulka jubaland oo booqasho ku tegey degmada luuq

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Luuq ee gobolka Gedo. Maxamuud Sayid Aadan...

Xildhibaan Xaawo sokor oo ka hadashey go’doonka ay alshabab gelisay magalada baydhaba

Xildhibaan Xaawo Sokor oo ka tirsan golaha shacabka ayaa ka hadashay go’doonka ay kooxda Al-Shabaab gelisay magaalada Baydhaba ee gobolka Bay oo ayada laga...

Lataliyaha qaranka oo sheegtey in atmis howshii looga baahnaa aysan qaban

La taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macalin Maxamuud ayaa daboolka ka qaaday in dowladda Soomaaliya aysan howlgalka ATMIS ka helin taageeridii looga...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray magalada jowhar

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhaw ka degay garoonka diyaaradaha magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo shaley booqdey xafiisyada gudiyada golaha shacabka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shalay kormeer shaqo ku tagay xafiisyada guddiyada ee Golaha Shacabka BJFS. Guddoomiyaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img