WARARKA

Maxkamad ku taala dalka kenya oo xukun lacageed ku soo rogtey safaarada somaliya ee dalka kenya

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka hadashay xukun ay ku riday Maxkamad ku taala magaalada Nairobi ee dalka Kenya, taasoo la xariirta dacwad...

Cali jeyte oo diidey casuumaad uu ka heley madaxweynaha dowlada federaalka

Warar aynu ka heleyno magalada beledweyne ayaa sheegaya Cali Jeyte Cismaan inuu diiday Casuumaad kaga timid madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Ilo ku...

Maamulka puntland oo world bank ka codsadey in la hakiyo deyn cafinta dalka somaliya

Maamulka Puntland ayaa ka codsatay bankiga adduunka iyo hay’adda lacagta IMF, in la hakiyo oo dib loo dhigo dayn cafinta Soomaaliya, inta heshiis laga...

Magalada muqdishoo maanta si weyn looga ciidey

Maanta waxaana si siman looga wada Ciiday dhammaan Wadamada Islaamka oo ay Soomaaliya qeyb ka tahay waxaana sidoo kale si weyn looga ciiday magalada...

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo ka hadley xatooyada xoolaha dadweynaha

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadalaayay munaasabadda Ciida Carafo oo uu ugu horeyn ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed ayaa jeediyay khudbad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img