WARARKA

Gudiga Difaaca Baarlamaanka oo Kulan Ku Yeeshey Xarunta Villa Hargeysa ee Magalada Muqdisho

Guddiyada Amniga iyo Difaaca ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa, iyagoo kulankan looga hadlay...

Alshabab oo La Wareegey Gacan Ku Heynta Deegaanka Rasadaay ee Duleeda Demada Baraawe

Xoogagga Al-shabaab ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Rasadaay ee duleedka degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo ay isaga baxeen ciidamada...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Madaxda Maamul Goboleedyada ugu Baaqey In laga Shaqeeyo Midnimada

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay shirka dowladda federaalka iyo madaxda maamul gobolleedayda ayaa si gaar ah khubadiisa diirada...

Daawo Aaskii Alaha u Naxariistee Madoobe Nuunow Maxamed oo Shaley Lagu Aasay Magalada Baydhaba

Alaha u naxariistee Madoowe Nuunow Maxamed ayaa shaley lagu aasey magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay, Marxuunka oo ay gacan ka gardaran ku dishey...

Akhriso Qodobada ay Isla Garteen In Ay Ka Wada Hadlaan Maamul Goboleedyada iyo Xukuumada Federaalka

Kulanka u dhaxeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa lagu heshiiyay ajandayaasha looga hadlayo, iyadoo shirkan uu maanta galay. Ajandaha looga hadlayo shirka oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img