Guddiga difaaca baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in xildhibaanada golaha shacabka ay si deg deg ah ku horgeyn doonaan sharciga la dagaalanka...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya ciidamada dowladda la wareegeen deegaanno ay horay u maamulayaan Al-shabaab.
Saraakiil ka tirsan maamulka gobolka Shabeellaha...