Beryahan waxaa magalada baydhaba ka socda kacdoon looga soo horjeedo maamulka fadhiidka ah ee uu hogaamiyaha ka yahay shariif xasan kaasoo ay wadaan qaar...
Wali iyadoo Xaalad Siyaasadeed oo kacsan ay ka taagan tahay Baydhaba ayaa xilligaan waxaa soo baxaya Xildhibaano iyo Siyaasiyiin sheegaya in lagu Handaday Magaalada...
Taliska Mareykanka ee Africa ayaa war ka soo saaray weerar duqeyn ah oo saacadihii la soo dhaafay lagu qaaday saldhigyo Daacish ku lahaayeen waqooyi...