WARARKA

Dowladda Soomaaliya oo soo jeedisay joojinta shirka Somali Oil

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo jeedisay joojinta shir la sheegay inay qaban qaabineyso shirkad lagu magacaabo International Research Network (IRN), kaasoo looga...

Alshabab oo Maanta 4 Ruux ku Diley Degamada Bu,aale Meel Fagaara Ah

Wararka ka imanaya degmad Bu’aale gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in maanta halkaa Al-shabaab ku toogteen Afar nin oo ay ku eedeeyeen in ay...

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo Maanta Kulan La Qaatey Xubnaha Aqalka sare

Madaxweynayaasha maamul gobolleedka qeybta ka ah dowladda federaalka oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta hortagay mudanayaasha Aqalka sare. Ugu horayn waxaa...

Dhegeyso: Wasiirka Amniga Maamulka Shariif Xasan oo u Hanjebey Mucaaradka Maamulka

Wasiirka Amniga maamlka Sharif Xasan, Xasan Xuseen Eelay oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in tilaabo ay ka qaadi doonaan dadka kasoo horjeeda maamulka...

Akhriso Warmurtiyeed Kasoo Baxay Kulankii Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

Waxaa kol dhaweyd la soo gaba gabeeyay shirkii Madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo lagu saxiixay war murtiyeedkii ay ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img