WARARKA

Daawo: Shariif Xasan oo Xaalka ku Xunyahay Isla Markaana u Dacwoodey Qaar Ka Tirsan Xildhibanada Labada Aqal

Hogaamiyaha maamulka fadhiidka koonfur galbeed Shariif Xasan oo kulan la qaatey qaar ka tirsan xildhibaanada labada aqalk ee dowlada federaalka ayaa uga dacwoodey abaabulka...

Xukuumada Federaalka Somaliya oo 1 Million ugu Deeqdey Dadkii Ku Waxyeeloobey Qaraxii Isgeyska Zoobe

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay ka sheegay munaasabad lagu qabtay xarunta dowladda hoose in lacag dhan $ 1 million...

Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo ugu Baaqey Ciidamada Iney u Diyaar Garoobaan Dagaal

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku wargaliyay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed dagaal ka dhan ah Al-shabaab, kaddib booqasho maalintii shalay uu...

Amisom oo Howlgalo Ka Bilaabay Deegaano Hoostaga Gobolka Shabelaha Hoose

Ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa ka bilaabay gobolka Shabeellaha hoose howlgal ka dhan ah Al-shabaab, iyadoo gobolkaas lagu tilmaamo saldhig ugu balaaran ee...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Booqdey Wasarada Gaashaandhiga

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kula kulmay xarunta wasaaradda gaashaandhigga wasiiru- dowlaha wasaaradda ahna ku-simaha wasiirka gaashaandhiga iyo saraakiisha ugu sarraysa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img